Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ah Aradaya Soomaaliyeed ee wax ku barato Wadanka Turkiga ayaa ka sheekeeyay arin dad badani ka ilmeysiisay oo uu ka sheekeynayo waana arin aad looga naxo. Aqristoow Muuqaalkani waa mid aan hubo in qof walba oo daawada uu ilmeyn doono waana arin inta badan dadka soomaaliyeed ay niyada ku hayaan in ay ka hadlaan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay xaflad lagu sagootinaayay safiirkii hore ee dowladda Turkiga u joogay Soomaaliya, Kamaalu diin Toraam. Xafladda oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo hey’adda culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu ammaanay doorkii uu safiirka ka qaatay arrimaha Soomaaliya tan iyo markii loo soo magacaabay sannadkii 2011-ka. Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah guddoomiyaha...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa soo baxaya khilaaf cusub oo ka dhex hol cay wasiirka caddaaladda xukuumadda Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir iyo guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf. Muxuu salka ku hayaa khilaafka cusub? Khilaafka ayaa billowday markii baarlamaanka Soomaaliya ay ansixiyeen guddiga addeega garsoorka, balse arrintaas waxaa sharci darro ku tilmaamay guddoomiyaha maxkamadda sarre ee dalka, wuxuuna tallaabadaas...
Muqdisho (Caasimada Online) - Caasimada Online, ayaa heshay Document caddeeynaya heshiis halis ah, oo uu ra'iisul wasaare Cabdi Weli gar wadeyn ka yahay, kaasi oo ay kala saxiixdeen Puntland, Galmudug, Dowladda Somalia iyo Jubaland, kaas oo lagu qeybsaday dhaqaalahii Badda Somalia? Heshiiska ay galeen dhinacyadan, ayaa waxa ay dhaqaalaha badda Soomaaliya u kaala heleyaan sidan soo socota. 1 – Dowladda federaalka - 30% 2...
Muqdisho (Caasimada Online) - Jaamacadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa heshiis la gashay Jaamacadda Kenyatta ee dalka Kenya, iyagoona loo oggolaaday in la siiyo meydad ay ku bartaan ardayda jaamacadda ee barta caafimaadka gaar ahaan qalliinka. Dr. Cismaan Barre waa madaxa qeybta caafimaadka ee Jaamacadda Soomaaliya, wuxuu BBC-da u sheegay in loo oggolaaday in la siiyo shan meyd oo ay ku...
Muqdisho (Caasimada Online) - Kooxo hubeysan ayaa haweenay ku dilay xaafada Suuqa xoolaha ee degmada Heliwaa, kadib markii ay ugu tageen goob ay qudaar ku iibin jirtya. Haweenayda la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Shamso Warsame waxaana la sheegayaa inay qudaarta ay ku iibin jirtay Xaafada Suuqa Xoolaha qeybta Yaaqshiid. Kooxaha hubeysan ayaa la sheegay in markii ay haweenayda ugu tageen...
Kismaayo (Caasimada Online) - Qarax xoogan, oo nooca dhulka lagu aaso ee laga hago aalada remote control-ka, ayaa lala eegtay gaari gaashaaman, oo ay wateen maleeshiyada Raaskambooni ee Kismaayo ku sugan. Inta la xaqiijiyay 4 askari ayaa ku geeriyootay qaraxa, halka shan kale ay dhaawacyo ka soo gaareen. Ciidanka ku dhaawacmay weerarkan miino, ayaa lagu dabiibayaa Isbitaaladda ku yaal magaaladda Kismaayo,...
Muqdisho (Caasimada Online) - Maalin kadib markii xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyihii ciidamada Madaxtooyada Soomaaliya Col. Axmed Maxamed Af-caddeey ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad “Indha Cadde” uu u xusul duubayo sidii uu u hoggaamin lahaa ururka Madaxtooyada Somalia oo la filayo in hadda la gaarsiiyo ilaa Hal Guuto. Taliyaha Xoogga dalka Somalia Jen. Dahir...
Muqdisho (Caasimada Online) - Malaaq C/raxmaan Cali oo loo yaqaan (Malaaq Buur-fuule), kana mid ah odayaasha dhaqanka Gobolka Bay, oo saxaafadda la hadlay wuxuu dhaliilay siyaasadda Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, isaga oo si gaar ah u cambaareeyey shir Magaalada Garowe ee xarunta u ah maamul goboleedka Puntland ay ku yeesheen wafdi uu horkacayey safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Fabrizio Marcelli &...
Shacabka reer Muqdisho ayaa ka cabanaya musuq-maasuq baahsan oo ka jira saldhigyada bilayska iyo maxkamadaha, iyagoo sheeganaya in kiisaskooda aan xal loo helin muddo bilo dhan inkasta oo ay bixiyaan laaluushka ay dalbadaan mas'uuliyiintu. Iyadoo joogta dibedda maxkamadda gobolka Benaadir 25-kii June, ayay Safiya Sheekh Cabdi, oo ah hooyo 35-jir ah oo leh toddobo carruur ah kuna nool degmada Yaqshid,...
Nairobi (Caasimada Online) - Soomaalida qaxootiga ah ee ku nool magaalooyinka dalka Kenya ayaaa racfaan ka qaadanaysa go’aan ay soo saartay maxkamadda sare ee Kenya oo ku khasbaya in ay isugu tagaan xeryaha qaxootiga, sida ay sheegtay hay’adda caalamiga ah ee u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International oo soo xiganaysa shakhsiyaad Soomaali ah. Maxkamadda sare ee Kenya ayaa go’aanka soo...
Beledweyne(Caasimada Online)-Wararka aan ka helayno magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dil loo geystay wiil dhalin yaro ah oo ku sugnaa bartamaha magaalada Beledweyne. Wiilka la dilay oo lagu magacaabi jiray Cabdi Fataax Shigshigow ayaa wuxuu ku sugnaa xiligii la dilayay Xaafada Xaawo Taako ee magaalada Beledweyne halkaasi oo ay ayeeyadiis ay ku nooleyd. Wararka...
Cadaado (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee xarunta maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa sheegaya in maamulkaas uu heegan galiyay ciidamada iyadoona laga cabsi qabo khalkhal xagga ammaanka in ay ka dhacaan deegannada hoosta maamlkaas. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Ximin iyo Xeeb Cabdi Maxamed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ka hortagi doonaan cid kasta oo isku...
Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda Somalia ayaa Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke u magacowday inuu noqdo danjiraha Somalia ee dalka Mareykanka, iyadoo Mareykanku uu soo dhaweeyay magacaabiddiisa. Safiirka cusub ee Soomaaliya u fariisanaya dalka Mareykanka ayaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa inuu magaalada Washington kula kulmo xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, John Kerry, halka maalinta Isniinta...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka ammuuraha dibedda iyo dhiirigalinta maalgashiga xukuumadda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aaney dhaqaale u heynin dayactirka safaarado badan oo Soomaalida ugu yaalla waddamada caalamka. Wasiirka ayaa sheegay dadka Soomaalida gaar ahaan kuwa hantida heesta ka codsaday in la badbaadiyo hantidaas qaran haddii kala laga iibin doono duul kale sidda uu hadalka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa soo baxaya warar sheegaya in uu jirro is-maan dhaaf ka dhexeeya madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha kaasoo soo shaac baxay markii dhawaan ra’iisal wasaaraha uu xilalkii ka eryay taliyihii ciidanka booliska iyo agaasimihii hey’adda nabad sugida isla markaana uu magacaabay taliyaal cusub. Arrintan ayaa u muuqatay tallaabo looga jawaabayo weerarkii 8-dii bishan lagu qaaday xarunta looga arrimiyo...
Muqdisho (Caasimada Online) - Taliyayha Ciidanka Xooga Dalka General Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe), ayaa waxa uu xil ka qaadis ku sameeyay Taliyaha Ururka Madaxtooyada Somaliya Korneyl Axmed Maxamed Afcadey. Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka, ayaa si ku meel gaar (KMG) ah Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada ugu magacaabay Ku Xigeenkii Korneyl Afcadey oo lagu magacaabo Gaashaanle Duraan. Sidoo kale waxa uu Taliyuhu xil ka qaadis...
Muqdisho (Caasimada Online)-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in isbadalka lagu sameeyay hey’addaha dowladda aanu waxbo soo kordhin doonin isagoona sabab uga dhigay in dadka la isku badalay ay ka mid ahaayeen kuwa horrey u fashilmay. Xildhibaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uusan ku qanacsaneen sidda ay wax u socdaan isagoona ku tilmaamay isbadalka dhacay jug-jug meeshada joog. Xildhibaan...
Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Abukaate Ceydiid Ilka Xanaf ayaa ka dhawaajiyay in hey’addaha dowladda sidda fulinta oo ah golaha wasiiradda, sharci dajinta oo ah baarlamaanka iyo garsoorka ay ku dhaqaaqeen tallaabo sharciga dalka jabinaya. Ceydiid Ilka Xanaf ayaa tilmaamay in seddaxdaas hey’addood uusan ka dhexeynin wax xiriir ah taasna ay khatar ku tahay nidaamka dalka. Wuxuu sheegay in...
Faalo ku Saabsan Weerarkii Labaad ee Villa Soomaaliya Markaan si fiican ugu kuurgalay wararka ka imaanaaya madaxtooyada wadanka, waxaa isoo baxay, in labo jiho laga soo weeraray xarunta; ayna suurta gashay kuwii soo weeraray meesha inay soo galaan madaxtooyada qaybta baabuurta la dhigto ee dhanka xafiiska wasiirka koowaad; laakiin intaas ma dhaafin; kuwii weerarka soo qaaday waa la dilay ama...

Waa kuma ninka awoodda badan ee beddelaya madaxweynihii geeriyooday ee Iran?

Tehran (Caasimada Online) - Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mokhbar Dezfuli,...