Muqdisho (Caasimada Online) - Siyaasiga Ismaacil Hure Buubaa oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay dadweynaha kala tashato howgallada hub ka dhigista ee magaalada Muqdisho ka billowday. Wuxuu tilmaamay haddii dowladda aaney la socod siin shacabka in meeshaas uu ka immaan karo is-fahan waa iyo mucaaradad xooggan oo khatar galin kara dowladda hadda...
Muqdisho (Caasimada Online)-Labo Sarkaal oo darajo hoose ka ah Ciiddanka Uganda (UPDF), kuna eedeysan inay lunsadeen 100 xirmo oo rasaas ah ayaa la amray in Xabsiga lagu celiyo, tan iyo maalinta Talaadada oo dib loodhegeysanayo dacwadooda. Labada Sarkaal oo lagu kala magacaabo Dhamme Bosco Mwanga oo 32-jir ah iyo Gaashaanle David Eloku oo 33-jir  ayaa dib loogu celiyey Xabsiga Milliteriga...
Muqdisho (Caasimadaa Online) - Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay warbixin lagu qoray Wargeyska The State ee Kenya ka soo baxa kaasoo Sabtidii qoray in dowladda Kenya ay ka carootay dowladda Soomaaliya in ay markii labaad ka baaqato shir looga hadli lahaa dib u celinta qoxootiga Soomaalida ee Kenya ku nool. Wasiirka arrimaha dibedda oo u...
Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweyne ballaaran oo looga hadlaayo dhibaatada ka dhalan karta masiibo bini’aadinimo oo ka dhaca qaarada Africa. Shirkan oo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo lagu qabto Soomaaliya, waxaa soo qaban qaabiyay hey’adda maxalliga ah ee Zamzam Foundation. Shirka waxaa ka qeybgalay wakiilo ka socda, OCHA, OIC iyo dowladda fedaraalka Soomaaliya,...
Garoowe (Caasimada Online) - Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, danjire Nicholas Key ayaa isagoo ka hadlaayay xaflad lagu xusaayay sannad guuradii koobaad ee ka soo wareegatay markii la dhisay xafiiska QM ee Soomaaliya UNSOM ayuu sheegay in Puntland ay hooyo u tahay dowladda fedaraalka Soomaaliya maadama ay tahay buu yiri meesha lagu soo unkay. Mr. Key ayaa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Caasimada Online ayaa xog ka heshay qaar ka mid ah shaqsiyaadka ay Wasaarada Amniga dowladda federaalka qorsheeneyso inay guryahooda weerarto, si hubka looga soo qaado. Dadkan, ayaa waxaa ka mid ah siyaasiyiin, ganacsato iyo shaqsiyaad caan ah oo u dhashay beelaha Hawiye, kuwaasi oo qaarkood ay Muqdisho ku sugan yihiin, qaarna ka maqan yihiin, balse gurayahooda la...
Nairobi (Caasimada Online) - Siyaasiga Xaaji Maxamed Yaasiin oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegay in aysan jirin dood dhex martay isaga iyo Prof. Cali Mohd Geedi, inkasta oo Video arrintaas muujinaya uu jiro. Xaajiga wuxuu sheegay in dhalinyaro fidno ka shaqaysa ay khudbadaydiisii iyo tii Cali googoysay una ekeysiisay dood. Sidoo kale Musharaxii hore Madaxawaynaha Xaaji Yaasiin ayaa beeniyey inuu wax...
Muqdishow iyo Ibnu Battuuta Socdaalkii Ibnu Battuuta 1325-1354 Tarjume: Xassan Xayle Qaybta Saddexaad: gabagabda socdaalkii Ibnu Battuuta ee Muqdishow Kulanka Mashuurada Kowaad & labaad Qaabkaas iyagoo u wada socday ayay galeyn, Mashuurada; ka dibna,iyagoo kala danbeeya ayaawaxaa marka ugu horefariistay wassiirada, waxaa ku xigsaday madaxda iyo taliyayaasha askarta.  Qaadiga waxaa loo fidiyay ama loo dhigay gogol u gaar ah oo uuysan qof kale kula...
Garoowe (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa sawir qosol badan ka sammeeyey siyaasadaha Puntland ee ku dhisan hanjabaadda iyo xiriir u jaridda dowladda Soomaaliya, haddii aan sida ay jeceshahay loo yeelin. Amiin ayaa muujiyey madaxweyne Puntland oo ka carrooday inaan lagu casuumin shirkii madaxda Africa iyo Mareykanka, sidaa darteedna ay xiriirka u jarayaan Mareykanka, una diidayaan Obama inuu yimaado Puntland. Caasimada Online Xafiiska...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nichalas Key ayaa maanta oo Axad ah booqasho ku tagay magaalada Garoowe isagoona la kulmay madaxda maamulka Puntland. Kulanka labada dhinac oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Garoowe ayaa waxaa kaloo ka qeybgalay wasiiro ka tirsan maamulka Puntland wuxuuna ahaa mid albaabada uu xiran yahay oo saxaafadda ay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiir-ku-xigeenka Amniga Qaranka, Ibraahim Isaaq Yarow oo ku sugan Magaalada Baydhabo, ayaa waxa uu sheegay in Howlgalada hub dhigista Muqdisho xoogeeda loo weecin doono Magaalada Baydhabo. Waxa uu sheegay in maalmaha soo socda ay Ciidamada Ammaanka u guda gali doonaan Hub ka dhigista Maleeshiyaadka iyo weliba Shaqsiyaadka aan ka tirsaneyn Dowlada ee hubka ku dhex wata gudaha...
Muqdisho (Caasimada Online) - Hadal ka soo baxay Maamulka Sare ee Dekedda Caalamiga ee Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu sheegay inay qabanqaabiyaan Shirweyne bishan August 26-da, kaasi oo looga hadlayo xoojinta Dhaqaalaha iyo Horumarinta Bulshadda iyo La-dagaalanka Burcad-baddeeda. Shirweynahaasi oo kii labaad ee looga hadlayo Ganacsiga iyo Dib-u-dhiska Somalia ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaan horumarinta Kheyraadka Dabiiciga ee...
Hargeysa (Caasimada Online) - Mid ka mid ah axsaabta mucaaradka Somaliland ayaa ka soo horjeestay doorashadda Cali Khaliif Galeyr loogu doortay maalintii Khamiista ee la soo dhaafay madaxweynaha cusub ee maamulka Khaatumo State. Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Khaatumo ay ka mid tahay Somaliland isla markaana wax maamul khaatumo la dhaho aan laga dhisi karin. Mar uu...
Muqdisho (Caasimada Online) - Kaddib markii dowladda ay Muqdisho ka billowday olole ka dhan ah hubka sharci-darrada, waxaa soo baxay warar sheegaya in beelaha Hawiye ee hubka heysta ay magaalada ka rartaan iyagoona geenaya goobo kale. Ilo xog-ogaal ah oo diiday in aan magacooda u adeegsan warbaahinta ayaa u xaqiijiyay Caasimada Online in beelaha Habar-gidir, Murusade iyo Abgaal ay billaabeyn inay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa saacadihii la soo dhaafay soo Baxayay Warar sheegaya in Xildhibaanadii aflagaadada u gaystay Madaxweynaha Soomaaliya in lagu Wado in laga Xayuubiyo Xubinnimadooda Baarlamaanka. Xildhibaanadan oo ka qeyb gaalay banaanbixii aflagaadada loogu gaystay Madaxweynaha iyo beelaha Hawiye ee Minneapolis, ayaa waxaa ay kala yihiin Dr. Cabdi Casiis Sheekh Yuusuf iyo Xildhibaan Ibraahim Xaaji Suleymaan “Ilkacase”. Inkasta oo...
Muqdisho (Caasimada Online) - Qaar ka mid ah shaqsiyaadka iyo beelaha hubka ku haysta magaalada Muqdisho, ayaa degay qorshe keeni kara in hubkooda aysan la wareegin dowladda Somalia. Waxaa Magaalada Muqdisho lagu arkayaa Xildhibaano  iyo Siyaasiyiin wadan jiray ama isku ilaalin jiray hal qoray oo iminka wata Qoryaha qaaliga ah sida Daba-jeexyo iyo hub kale, oo loo dhiibtay. Qoryaha dheeriga ah...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warar hoose oo aan ka helnay dhanka Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in Ujeedka loo weeraray Axmed Daaci uu ahaa mid Salka ku heysay Ammaan darida Degmada Wadajir iyo faragalino ay Maleeshiyadiisu ku hayeen Maamulka Degmada. Haddaba Mas’uul ka tirsan Maamulka si hoose noogu xog waramay ayaa inoo xaqiijiyay in Qodobada soo socda ay yihiin Sababihii loo...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidamada nabad-sugidda dowladda Soomaaliya, ayaa shalay howl gal ay ka sameeyeen Muqdisho, kuso xiray siyaasiga caanka ah ee Cali Maxamed Nuux Timo-Jilic, oo ah guddoomiye ku xigeenka xisbiga madnimada jamhuuriga. Timo-Jilic, ayaa waxaa lagu weeraray hoygiisa, isaga oo shir jaraa’id inuu qabto doonayey, kagana hadlo tacadiyada ciidanka DF ee Xamar ka socday maalmihii dhowaa. Markii ay nabad-sugida tagtay guriga...
Muqdisho (Caasimada Online) - Siyaasi C/laahi Sheikh Xasan oo maalmo ka hor Hoygiisa laga sameeyay Howlgalo, ayaa waxa uu ka hadlay qaabka uu u socdo Howlgalada ay fulinayaan Ciidamada Dowlada Federaalka Somalia. C/laahi Sheikh Xasan waxa uu sheegay in Howlgaladu ay yihiin kuwa aan sii socon doonin, waxa uuna Tilmaamay inay la mid tahay Fashilkii ku dhacay Dowlada goortii ay shaacisay...

Xogta qodobada ay ku kala qeybsan yihiin Xasan Sheekh iyo madax goboleedyada

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirka Goalaha Wadatashiga Qaran, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa guddoominaya shirka. Kulankaan ayaa baaqday bishii hore kadib...