Muqdisho (Caasimada Online) - 150 ka mid ah xildhibaannadii hore ee baarlamankii KMG ah ee Soomaaliya, ayaa shalay isugu yimid shir xasaasi ah oo ka dhan ah dowladda federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh. Waxa ay si aad ah u dhaliileen siyaadaha dowladda Somalia, oo ay sheegeen inay qeyb ka yihiin isku dir-ka iyo iska horkeenka beelaha Soomaaliyeed, iibsashada...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ugaas Maxamed Bashiir waxa uu kamid yahay Ugaasyadii soo dhisay Xukuumada Madaxweyne Xassan Sheekh, waxa uu sheegay in Dowlad lamid ah Tan Xassan Sheekh aysan imaan doonin Somalia. Ugaas Maxamed Bashiir waxa uu Tilmaamay in Dowlada Xassan ay dalka la imaaday Qaraxyo, Dilal, Gaajo, Boob iyo Maamulo badan, waxa uuna Tilmaamay inay ku qasaaren dhismaheeda. ‘’Waa arrin...
Garoowe (Caasimada Online) - Ammaanka magaalooyinka waaweyn ee maamulka Puntland ayaa aad loo adkeeyay, waxaana meel kasta lagu arkayaa ciidamo aad u fara badan. Arrintan ayaa ka dambeesa Puntland oo u dabaal dageysoa 16-sanno guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay maamulkaas. Dad weyne fara badan ayaa isugu soo baxay waddooyinka waaweyne ee magaalooyinka Garoowe, Boosaaso, Gaalkacyo iyo Qardho. Madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiweli...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo Xog-Ogaal ka tirsan Villa Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in saakay qeybo ka tirsan Madaxtooyada Somalia laga bara-kicinayo dad muddo halkaas ku noolaa. Waxaa wararka ay sheegayaan in qeybo ka tirsan Madaxtooyada laga saarayo Carruurta iyo Xaasaska Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan Dowlada Federaalka oo halkaasi gabaad ka dhiganaayay in muddo ah. Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in Amarka lagu...
Garoowe (Caasimada Online) - Maamul goboleedka Puntland, ayaa go’aanno kasoo saaray heshiiskii shalay ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ee lagu dhisay mamulka cusub ee gobollada Mudug iyo Gal-Gaduud. Gollaha wasiiradda Puntland oo uu horkacayo Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa waxay caawa shir deg deg ah ku yeesheen madaxtooyadda, kasoo looga hadlayo heshiiskii shalay lagu dhisay maamulka gobollada dhexe. Shirkan oo mudo...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidamada ammaanka ee ilaaliya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay sideed askari oo la sheegay in ay ka tirsan yihiin ciidamada dowladda kuwaasoo xoog ku soo racaay diyaarad rakaab oo ukala gooshta Muqdisho, Bakool iyo Baydhabo. Ilo xog ogaal ah oo ku sugan garoonka diyaaradaha Muqdisho oo u warramay Caasimada Online, ayaa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay madaxweynaha maamulka Ximin iyo Xeeb Cabdullaahi Cali Maxamed (Baarleex) waxaana uu faah-faahin ka bixiyay sababta uu maamulkiisa u qaaday heshiiskii shaley ka dhacay Villa Somalia ee la xiriirka dhismaha maamul gobaleed loo dhiso gobalada dhexe. Baarleex ayaa ka xog warramaya qorshaha ka dambeeya dhismaha maamulkiisa iyo danta ugu jirta...
Garbahaareey (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulamo la yeeshay mas’uuliyiinta iyo shacabka ku dhaqan degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo, oo uu maanta booqasho ku tagay. Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta iyo shacabka kala hadlay adkeynta ammaanka iyo abaaro ka dilaacay gobalka kuwaasoo saameyn ku yeeshay dadweyne aad u fara badan. Xasan Sheekh Maxammuud ayaa ballaan qaaday in dowladiisa ay wax ka qaban doonto...
Dhuusamarreeb (Caasimada Online) - Ururka Ahlu Sunna ayaa qaadacday heshiis shaley ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya kaasoo la sheegay in lagu dhisaayo maamul mideenaya Galgaduud iyo Mudug. Guddoomiyaha guddiga fulinta ee Ahlu Sunna, Sheekh Cabdirisaaq Maxamed Cali Al-Ashcari oo u warramay BBC-da ayaa sheegay in heshiiskaas uu ahaa mid sharci darro ah isla markaana aaney wax shuqul ku lahayn. Wuxuu sheegay...
Muqdisho (Caasimada Online) - War goor dhow naga soo gaaray Magaalada Kismaayo eeJubbada Hoose, ayaa sheegaya in Hoggaamiyaha Maleeshiyada Raaskambooni Axmed Madoobe uu wado qorsho cusub oo uu kula dagaalamaayo Col. Barre Hiiraale. Wararku waxa ay sheegayaan in Axmed Madoobe uu doonayo in Hanjabaadaha kaga imaanaya Barre Hiiraale uu uga jawaabo Duqeymo dhanka Lidka meelaha fog-fog duqeymaha ka geysta, waxaana la...
Wanshinton DC (Caasimada Online) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in xal ugu jirin waddamo ay ka mid tahay Soomaaliya qaab millitari, waxaana ay soo jeediyeen in loo baahan yahay wadahal iyo dib u heshiisiin la dhex dhigo dalka ku nool waddamadaas. Lataliyaha dhinaca ammaanka ee madaxweyne Obama haweeneyda la yiraahdo Susana Rise ayaa sheegtay in Maraykanka uu kordhin doono taageerada...
Muqdisho (Caasimada Online) - Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde, ayaa waxa uu sheegay in Ammaan darida ka taagan Dalka ay sabaab u tahay dhibaatooyinka ka dhex taagan Beelaha wada dega Dalka, gaar ahaan Magaalada Muqdisho iyo gacan shisheeyo oo ku dhex jirto Soomaalida. Indha Cadde waxa uu Tilmaamay in Shacabka iyo Madaxda dalka uusan ka dhexeyn wada shaqeyn taasina waxa...
Gaalkacyo (Caasimada Online) - Afhayeenka ururada bulshada Rayidka Puntland Daahir Cumar Siyaad ayaa si kulul kaga hadlay kulankii ka dhacay Muqdisho oo lagaga hadlayay maamul u sameynta goballada dhexe ee dalka, kaasi oo lagu dhisay maamul cusub oo matalaya Mudug iyo Gal-Gaduud. Shalay ayay hayad markii xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho lagu saxiixay heshiis ay gaareen saddex koox, oo la sheegay inay...
Kismaayo (Caasimada Online) - Hawl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa xafiis dhinaca siyaasadda ah ka furanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Madaxweyne ku xigeenka maamulka KMG ah ee Jubba, Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo saxaafadda la hadlay, kaddib kulan ay shalay Kismaayo ku yeesheen mas’uuliyiinta maamulka iyo wafdi ka socday midowga Afrika ayaa sheegay in xafiiska laga...
qMuqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Galmaudug, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay maamulada loo dhisaayo gobalada Mudug iyo Galgaduud uu ka yimid madaxda dowladda ee aanu ka immaan maamulada ka dhisan gobaladaas ee ka ah, Gamudug, Ahlu Sunna iyo Ximin iyo Xeeb. Wuxuu sheegay in madaxda dowladda fedaraalka ay ka shaqeeyeen maslaxada dadka ku dhaqan gobalan kuwaasoo markii hore ahaa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Cabdi-Nuura Siyaad oo ka tirsan Siyaasiyiinta Somalia oo la hadlaayay Idaacada SKY ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay in Heshiiska Maamulka loogu dhisaayo Gobollada Dhexe uu yahay mid aan laheyn miro dhal. Waxa uu Tilmaamay in Heshiiska ay gadaal ka riixayaan Dowlado dano gaar ah ka leh Kheyraadka Dalka, waxa uuna farta ku goday in taasi...
Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo dhawaan xil ka qaadis sharci daro ah lagu sameeyay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Cabdul Qaadir Maxamed Muuse, ayaa waxaa arintaasi siyaabo kala duwan uga hadlay Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ka tirsan DFS. Xildhibaanada iyo Siyaasiinta ayaa sheegay in Faarax C/qaadir Wasiirka Garsoorka Soomaaliya uu ku tuntay Garsoorkii Dalka Soomaaliya Koox gooni ahna Gacanta u galiyey. Ex...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa shalay Khudbad dhinacyo badan taabanaysa, waxa uu ka jeediyay shir ka dhacay madaxtooyada oo lagaga hadlayay maamul loo dhan yahay oo ay yeeshaan goballada Mudug iyo Galgaduud, halkaasi oo heshiis lagu gaaray. Madaxweynaha ayaa sheegay in maamulka loo dhisayo Galmuduud iyo Mudug uusan ahayn mid duulaan ku ah Puntland, ama maamulkaasi lagu carqaladeynayo,...
Cadaado (Caasimada Online) - War goordhow naga soo gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa sheegaya in halkaas ay maanta ka dhici doonaan dibad-bax looga soo horjeedo heshiis shaley ka dhacay VillaSomalia oo la sheegay in lagu dhisi doono maamul ay ku mideesan yihiin gobalada dhexe. Wariye ku sugan Cadaado oo la hadlay Caasimada Online ayaa sheegay  in...
Washington DC (Caasimada Online) - Magaalada Washington DC ee xarunta dalka Maraykanka waxaa maalmahan ku sugnaa dhallinyaro 500 ka kooban kuwaasoo ka  socda waddamo badan oo ku yaalla Afrika. Dhallinyaradaas ayaa intii ay joogeen dalkan Maraykanka waxay kulamo la yeesheen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Maraykanka oo uu ku jirro madaxweyne Obama, waxaa kaloo ay booqdeen dhismooyin iyo jaamacado ku yaalla Maraykanka. Dhallinyaradan...

Xasan Sheekh oo ku qasban inuu deg deg u qaado tallaabo kadib fadeexada soo baxday

Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa ku suntan dalka ugu musuqa badan caalamka xilligan. Booskan ayey Soomaalida ku fadhisa sanado badan, iyada oo wax shaqo...