Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Sawirro: Madaafiicdii lala dhacay GAALKACYO iyo wasiiro ku wahajan magaalada + Xog cusub

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sii kordhay kadib markii hub cul culus is weydaarsadeen dhinacyadii...

CC oo rajo xun muujiyay iyo 4 qodob oo uu soo..

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in Ra'isul wasaare Cumar uu soo bandhigay qodobada uu...

Xog: Gaas oo diiday qorshe uu u bandhigay CCC

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaray madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in habeenimadii xalay halkaasi uu ka dhacay shirar xasaasi ah oo u dhexeeyay...

Rasaas xooGgan oo laga maqlayo GAALKACYO

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in goordhow halkaasi ay ka bilaabatay is rasaaseyn xoogan oo u dhexeysa Ciidamada...

Xog: Dagaalkii GAALKACYO oo qabiil loo rogay

Gaalkacyo Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in fashil uu ku dhow yahay kulamada halkaasi ka socda ee u dhexeeya...

Xog: Ciidan ku qul-qulaya magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in heshiis laga dhex waday labada maamul ee Puntland...

Xiisad cusub oo ka taagan magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, ayaa soo sheegaya inay halkaasi ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa...

Xog: Maxaadan ogeyn oo ka cusub Gaalkacyo?!!

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in magaalada ay hadda ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa...

Xog: Maxaa maanta ka cusub xiisada Galkacyo?

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Koonfurta iyo Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabulka kulamo loogu gol leeyahay...

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Gaalkacyo iyo GALMUDUG oo qabsatay dhammaan goobihii

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaara magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo saaka dagaal culus ku dhex maray...

Shirar xasaasi oo ka socda Kismaayo & Garowe

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka ka imaanaya magaalooyinka Kismaayo iyo Garoowe ee maamullada Jubbaland iyo Puntland, ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka kala furmay shirar...

Xaqiiqda cidda ku guuleysatay doorashada P/L

Garoowe (Caasimada Online) - Iyadoo doorasho ka dhacday magaalada Garowe islamarkaana lagu doortay gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa haddana waxaa soo baxaya in madaxweyne Gaas uu...

Xog: Gaas oo afduubaya doorashada afhayeenka

Garoowe(Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland C/welli Maxamed Cali gaas, ayaa bilaabay kulamo kala duwan oo uu la qaato xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland iyo...

Xiildhibaan Hore Daahir Ciiro oo xabsiga la dhigay (Sabab)

Garowe (Caasimada Online)-Wararka aan ka heleyno magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada amaanka Puntland ay xabsiga dhigeen Siyaasi Daahir C/qaadir...

Xiisad ka dhalatay Iscasilaada gudoomiye Saciid Shire oo Garowe ka taagan iyo xog sheegaysa…

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka aan ka heleyno magaalada Garowe ee Puntland ayaa sheegay in xiisad ka taagan tahay magaalada Garowe kadib markii uu iscasilay...

Daraasad cusub: Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da oo lumisay dhagaystayaal badan + Sababta.!!

Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da waxaa la aasaasay 18-kii July 1957, xilligaasi oo aan filayo 50% dadka Soomaaliyeed ee maanta nool inaysan wali dhalan....

DAGAAL xooggan oo ka socda Nugaal iyo Sool!!

Muqdisho (Caasimada Online) - War goordhow naga soo gaaray deegaanka u dhexeeya Magacley iyo Qoriley, ayaa sheegaya in halkaasi uu hadda ka socdo Dagaal xoogan. Deegaanada...

Akhriso: War-murtiyeedka shirka wada tashiga & Cabdi Weli Gaas oo helay sidii uu awalba rabay

Muqdisho (Caasimada Online) -  Shirka loogu yeeray wadatashiga qaranka ayaa laga soo saaray war murtiyeed (Communique). Caasimadda Online oo heshay nuqul ka mid ah war murtiyeedka,...

Xasan Sheekh iyo Shariif Xasan oo Muqdisho ka duulay iyo Gaas oo shirka Muqdisho ku laabtay

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta ka duulay magaalada Muqdisho, iyada oo aan lasoo xirin shirka wadatashiga oo labadii maalin...

Xog: Axmed Madoobe oo arrin xujo cusub ah oo aan la fileyn la yimid shirka wada-tashiga Xamar

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka laga helayo shirka wadatashiga siyaasadda ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shirku xaalad adag ku sugan yahay...

DF oo shaacisay arrin yaableh oo dagaalka socda uu ku qasbay madaxda Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab ay wajahayaan culeyskii u weynaa iyo xaalad quus ah,...