Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Xog: Shirkii madaxda Soomaalida ee magaalada Kismaayo oo lagu kala tegay (Yaa fashiliyay?).!!

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in shirkii la filayay inuu halkaasi ku dhex maro dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda...

Weerar Bambaano ah oo lagu qaaday GAROOWE

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka laga helaayo Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland, ayaa sheegaya in weerar Bambaano lagu qaaday Suuq ku yaalla Magaalada Garoowe. Dadka...

Xildhibaanno iyo siyaasiyiin gaaray CADAADO.!!

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Maamulka Galmudug, ayaa sheegaya in halkaasi ay ku qulqulayaan Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ka tirsan...

XOG: Beesha Caalamka oo xubno garwadeen ah u direysa Garoowe iyo KISMAAYO + Ujeeddada

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka laga helaayo Villa Somalia ayaa sheegaya in wakiilada Beesha Caalamka ka jooga Somalia ay wadaan dadaalo ay magaalooyinka Kismaayo iyo...

Markab tan culus siday oo kusoo caariye Nugaal

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka laga helaayo dhanka degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, ayaa sheegaya in Xeebta Gobolkaasi uu kusoo caariyay Markab. Wararku waxa ay sheegayaan...

Xog: Heerka uu gaaray musuq maasuqa shirkada Soma Oil & Gas oo sir badan laga ogaaday (Aqri)

Muqdisho (Caasimada Online) - Saraakiisha ka socda Xafiiska ka hortaga Musuq Maasuqa baahsan ee loo yaqaan Serious Fraud Office (SFO) ayaa lagu wadaa inay wareysi...

SAWIRRO: Faroole oo ku laabtay Garoowe, kana sheegay in madaxweyne CABDI WELI GAAS….

Garoowe (Caasimada Online) - C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole), Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Puntland, ayaa waxa uu maanta uu dib ugu soo laabtay Magaalada...

Cabdi Weli GAAS iyo Axmed MADOOBE oo halis ugu jira inay ku kala fogaadan shirka MUQDISHO

Muqdisho (Caasimada Online) - Maanta ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo shir looga hadlaayo arrimaha la xiriira barnaamijka hiigsiga 2016 ee jahwareerka...

“Waxa aan la dagaalanay dowladda ma ahan ee waa maleeshiyaad dowladda ka hoos shaqeeya”

Muqdisho (Caasimada Online) - Maamulka Ahlusunna Wal-jameeca, ayaa shaaca ka qaaday in wax dagaal ah uusan kala dhexeyn DF Somalia. Sheekh Maxamed Shaakir, ayaa sheegay in...

Cabdiraxmaan Faroole oo ka degay HARGEYSA

Hargeysa (Caasimada Online) - Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole uu tagay magaalada Hargeysa, iyadoo safarkiisu yahay...

XOG: Guuleed iyo Axmed Madoobe oo kulmaya!!

Muqdisho (Caasimada Online)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi la filayo iney kulamo gaar gaar ah ku...

KENYA oo Gaas ugu yeertay la-tashi ku saabsan arrinta badda kadib markuu taageero u muujiyey

Garowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland C/welli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka duulay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal iyagoo...

XASAN Sheekh iyo CCC oo isku mowqif noqday iyo SHARMA’ARKE oo safarkiisa ka baaqday !!!

Garoowe (Caasimada Online) - Sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada warfaafinta Soomaaliya dowlada Soomaaliya ayaa qaadatay go'aanka ah in la dhameeyo...

R/W CC oo kasoo tagaya Garoowe kaddib marki..

Garowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in ra'iisul wasaaraha Soomaaliya maanta la filayo inuu ka tago magaalada Garowe oo...

XOG: Wararkii ugu dambeeyey wada-hadallada Garoowe iyo R/W CC oo Gaas ka dalbaday inuu..

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland, ayaa sheegaya in Ra’isul wasaaraha dalka Cumar C/rashiid, Axmed Madoobe iyo...

R/W CC oo Gaas u gudbiyey qorshe aan la aqbali karin oo ay raali ka yihiin Xasan Sh. iyo Guuleed

Garoowe (Caasimada Online) -Wararka aan ka heleyno guriga laga maamulo Puntland ee Garowe ayaa sheegaya in wadahadalladii shalay ilaa xalay dhex dhex maray madaxda dowlada Puntland,...

Xog: Kulanka ka furmay Garoowe oo saameyn ku yeeshay go’aan baarlamanka PL uu gaari lahaa

Garoowe (Caasimada Online) - Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa la filayay in maanta la horgeeyo golaha wasiirada maamulka Puntland, kuwaasi oo qaarkood kasoo muuqday isku...

Xog + Sawirro: R/W CUMAR iyo sababta uu tagay Cadaado iyadoo magaalada Garowe laga sugayo

Cadaado (Caasimada Online) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa maanta tagay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, xili laga sugayay magaalada Garowe oo...

Xog: R/W Cumar oo ku biiray Isbaheysiga GAAS iyo AXMED MADOOBE (Muxuu qorsheynayaa?)!!

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar aan ka heleyno xafiiska ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke uu wado qorshe uu ku tagayo...

Ciidamadii GAAS uu u diray General Muxiyaddiin oo soo gadooday (Gaas oo xaalka ku xun yahay)

Garoowe (Caasimada Online) - Xilli badi shaqaalaha Dowladda Puntland ka cabanayaan mushahar la'aan, ayaa waxaa shalay ilaa maanta magaalada Garoowe soo gaarey ciidamo gadoodsan oo...

Somaliland oo caalamka ka dalbatay faro-gelinta kiis culus oo ka taagan Muqdisho

Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa baaq culus u dirtay beesha caalamka, kaasi oo la xiriira kiiska dilka Agaasimihii waaxda diyaaradaha ee hay’adda...