Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wasiir ku xigeenka Howlaha guud iyo gaadiidka Puntland C/raxmaan Yuusuf Dujaana oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta shir jaraa’id uu qabtay kaga hadlay hadal dhawaan ka soo baxay madaxweynaha Galmudug Cabdi qaybdiid ee ahaa arrimaha Cunaqabataynta Garoonka Gaalkacyo. Wasiirku wuxuu sheegay in Puntland ay ka shaqayso nabad galyada dhulkeeda iyo xuduudaha ay la wadaagto maamulada...
Muqdisho (Caasimada Online) - Dhinacyadii ka tirsanaa ururka Ahlu sunna ee shalay laga saaray degmada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud ayaa ku hanjabay inay weerar kale ku qaadayaan degmada Dhuusomareeb si ay ula wareegaan goobihii laga saaray. Maxamed Axmed, oo sheegay inuu kamid garabkii shalay laga saaray degmada Dhuusomareeb ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay dib ugula wareegayaan goobihii shalay ay...
Garowe (Caasimada Online) - Waxaa saaka Magaalada Kismaayo gaaray wufuud heer caalami ah oo ka kala socday midowga Yurub iyo urur goboleedka IGAD. Wufuudan ayaa islamarkiiba kulan albaabada u xiran yihiingaroonka diyaaradaha kula qaateen Madaxda Maamulka Jubbaland. Kulankan oo saaka bilowday ayaa waxa uu soo idlaaday abaaro 2:00 duhurnimo, iyadoona markii uu soo gabagaboobay wafuuda iyo Madaxweynaha Jubbaland ay shir Jaraa'id ku qabteen...
Muqdisho (Caasimada Online) - War goor dhow naga soo gaaray Villa Somalia, ayaa sheegaya inay halkaas ka socdaan dhaqdhaqaaqyo la xiriira magacaabista ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Madxatooyada Somalia ayaa waxaa hadda buux dhafiyey xildhibaanno iyo dad kale oo arrinta ra'iisul wasaaraha xiiseenaya, iyo kuwa xilal doon ah. Waxaa sidoo kale socda wada-tashigii ugu dambeeyey ee la xiriira magacaabista ra'iisul wasaaraha Soomaaliya,...
Galgaduud (Caasimada Online) - Gudoomiyaha gobolka Galgaduud ee dowlada Soomaaliya Xuseen Cali Wehliye "Cirfo", ayaa kahadlay xaalada guud  deegaanadii maalin kahor ay ku dagaalameen ciidamada Ahlu sunna iyo kuwa dowlada Soomaaliya. Gudoomiye Cirfo oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta gobolka Galgaduud,  ayaa sheegay in amaan ay tahay deeganaadii shalay ay ku dagaalameen ciidamada dowlada ee Dhuusomareeb iyo Degmada Guriceel. Wuxuu sheegay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warka ka imaanayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi ay ku qulqulayaan safiiro ka socda Caalmak. Wararku waxa ay sheegayan in qaar kamid ah Safiiradaasi ay iminka halkaasi gaaren, islamarkaana ay kulamo kala duwan la qaadanayaan madaxda maamulka KMG ee Jubba. Waxaa kamid ah Safiirada halkaasi hadda ku sugan Norwey, Sweden, Denmark, Uk,...
Muqdisho (Caasimada Online)- Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir, oo maanta hortagay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay sir qarsooneyd oo ku aadan in musuq maasuq ay sameeyeen wasaarado ka tirsan xukuumadii C/welli. Xildhibaanada baarlamaanka ee su'aalaha weydiinayay xeer ilaaliyaha qaranka ayaa gaarayay 142 mudane, waxaana shir gudoominayay gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay...
Nairobi (Caasimada Online) - Sii haayaha Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka DF Somalia Faarax C/qaadir ayaa waxaa la soo warinayaa in uu ahaa ninkii qabanayey codsiyada Mas'uuliyiinta u taagan qabashada xilka Ra'isulwasaarenimo ee dalka. Faarax oo saaxiib dhow la ah Madaxweyne Xassan, ayaa waxa uu hadda faraha kula jiraa shaqooyinkii uu qaban lahaa Madaxweyne Xasan waxa ayna arrintaani fajac galisay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warar lagu kalsoon yahay oo aan helnay ayaa sheegaya in  Faarax C/Qaadir uu xukuumadda cusub ee lasoo dhisayo ka doonayo inuu laba xil ka qabto. Wararku waxa ay sheegayaan in Faarax C/qaadir uu Madaxweynaha dalka ka codsaday  xilka R/wasaare ku-xigeen iyo Wasiir, waxa uuna farta ku goday in dalabkaasi yahay mid uu ula gun leeyahay xakameynta wasaaradaha Xukuumada cusub, uuna...
Nairobi (Caasimada Online) - Prof. Saciid Ciise Maxamuud oo ka mid ah aqoonyahanada Somaliyeed ee ka soo jeedo Gobolada Dhexe, ayaa si kulul kaga hadlay dagaaladii labadii maalmood ka kala dhacay Magaalooyinka Dhuusa Mareeb iyo Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Prof. Saciid Ciise Maxamuud, ayaa waxa uu Dowladda Somaliya dusha kaga tuuray masuuliyada dagaalada Gobolka Galgaduud, isagoona ujeedada laga lee yahay ku sheegay...
Garoowe(Caasimada Online) - Wafdigan oo uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Puntland ayaa qabanqaabada safarkiisa uu ku tagayo dalka Ethiopia waxay ka socotaa magaalada Garoowe ee maamulka Puntland. Warar aan helnay ayaa sheegaya in wafdiga madaxweynaha maamulka Puntland looga yeeray magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia, waxaana la filayaa in saacadaha soo socda la filayaa inay ka dhoofaan magaaladaasi. Qorshaha safarka madaxweynaha maamulka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Dowlada Ingiriiska ayaa soo dhaweysay qorshaha maamulka looga sameynayo gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, sida uu shaaciyay wakiilka dowlada Ingiriiska u jooga dalka Soomaaliya oo socdaal ku tagay magaalada Kismaayo. Neil Wigan, safiirka dowlada Ingiriiska ee dalka Soomaaliya oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan deegaanada gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ay muhiim tahay...
Galgaduud (Caasimada Online) - War goor dhow kasoo baxay Saraakiisha Maamulka Ahlusuna Wal-jameeca, ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Mamaulka aysan joojin doonin Dagaalada ay kula jiraan Ciidamada Militeriga ah ee DF Somalia. Saraakiisha ayaa sidoo kale, sheegay in xili hore ay dalbadeen in la joojiyo dagaalka balse taasi laga dhaga adeegay sidaa darteedna ay sii wadi doonaan dagaalka kala dhexeeya...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka laga helayo Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegaya in Madxaweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud uu kulamo kala gooni gooni ah la qaatay Sii haayayaasha xilalka Wasiirnimo iyo ku-xigeenadooda. Kulamada oo ahaa kuwa ka dhacaayay Aqalka dalka looga arimiyo, ayaa waxa ay kawada hadlaayen qaabka ugu haboon ee lagu yagleeli lahaa Xukuumada Cusub iyo kaalimaha...
Muqdisho (Caasimada Online) - Sida lagu baahiyay wargeys kasoo baxa dalka Australia labo gabadhood oo Soomaali ah ayaa ku biiray ururka Daacish ee ka dagaalama dalalka Syria iyo Iraq. Wargeyska ayaa sheegay in gabdhahaasi ay ka tageen magaalada Sydney ee dalka Australia ayna ku biireen kooxda Daacish, si ay kaga barbar dagaalamaan kooxdaasi. Da’da labada gabdhood ayaa lagu kala sheegay 18 ilaa...
Nairobi (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Khaatumo State, Prof. Cali Khaliif Galayr, ayaa munaasabad ballaaran loogu sameeyey magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Prof. Galayr ayaa halkaas ka jeediyey khudbad taabaneysa dhinacyo badan, waxaana uu ka hadlay wararka la xiriirinaya inuu wada-hadal la galayo maamulka Somaliland. "Waxaan ugu hunguroodo ma yaalaan Hargeysa, Gunimo cid kale kula tartami maayo" ayuu yiri Prof. Galayr. Halkan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo celiyo labo wiil oo Soomaali ah kuwaasi oo tahriib ahaan ku tagay dalka Holland loona diiday inay heleen aqoonsiga dalkaasi. Tirada Soomaalida la doonayo in laga soo celiyo dalkaasi ayaa waxay gaarayaan 16 ruux oo Soomaali ah, waxaana maanta lasoo celinayaa labo kamid ah dadkaasi, sida ay...
Muqdisho (Caasimada Online) - War goor dhow naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Saakay wafdi ka socda Maamulka KMG Jubba ay u socdaali doonaan Magaalada Jigjiga Cariga Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia. Wafdiga oo bixi doono saacadaha soo socda, ayaa waxaa Hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil ''Fartaag'' waxaana safarkaasi ku wehlin doono Xubno ka kala tirsan Labada Gole...
Soomaalidu waa bulsho aad u sheeko badan, waxaase ku yar wax akhrinta, waxaa aad uga buuxa soona xigtaan cilmiga aan isagu u baahneyn in school caadiya looga soo baxo waayo cilmigaa keligii ayaaba school ah, waa cilmigee? Waa School-ka Cilmi Dhagiodka loo yaqaan. Aragti kasta oo badata misana baahda yeelatana saameeyn waxey noqotaa school waxaana loogu magac daraa cidii aragtidaa...

Sacuudi Carabiya oo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay

Maka (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka...