Muqdisho (Caasimada Online) - Warka laga helaayo dhanka Gobolka Sh/hoose, ayaa sheegaya in Degmadda Qoryooleey ay yeelatay Guddoomiye Cusub, islamarkaana xilka laga qaaday kii hore. Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Sh/hoose, C/qaadir Siidi, ayaa shaaciyay in Degmadda Qoryooleey loo soo magacaabay Mas’uul cusub kii horena xilka laga qaaday, waxa uuna Tilmaamay in Guddoomiyaha Cusub uu ahaan doono Maxamed Xaaji Osman "Shigshigow”. C/qaadir Siidii Guddoomiyaha...
Muqdisho (Caasimada Online)-War goor dhow naga soo gaaray Safaarada Somalia ee Magaalada Nairobi, ayaa sheegaya in Ra’isul wasaare C/wali Sheikh Axmed uu Saacadaha soo socdo booqan doono Xirooyinka Qaxootiga gaar ahaan Xerada Dhadhaab oo ay ku noolyihiin Kumanaan Qaxooti Soomaali ah. Diblumaasi ka tirsan Safaarada Nairobi ayaa inoo xaqiijiyay in Tagista xerooyinka ee Ra’isulwasaare C/weli uu qeyb ka ahaan doono...
Nairobi (Caasimada Online) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Weli Sheekh Axmed ayaa safar aan horey loo shaacin oo deg deg ah maanta ku tagay magaalada Nairobi, kaddib markii ay halkaasi kasoo baxeen warar cabsi geliyey. Walaaca Cabdi Weli ayaa ah in in ka badan 80 xildhibaan oo ku sugan magaalada Nairobi ay billaabeen diyaarinta mooshin uu gadaal ka riixayo Faarax Cabdulqaadir, oo...
Gaalkacyo (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Khamiis ah lagu qabtay xaflad lagu xusaayay sannad-guuradii 8-aad ee ka soo wareegatay markii la aasaasay maamulka Galmudug. Xafladda waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulada Ximin iyo Xeeb, Ahlu Sunna iyo siyaasiyiin kale, waxaana lagu soo bandhigay waxqabadka maamulka Galmudug. Madaxweynaha maamulka Galmudug, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo xafladda ka hadlay...
Garoowe (Caasimada Online) - Maamulka goboleedka Puntland ayaa la yimid, soona habeeyey qorshe damaaci ah, oo ku saabsan sida loo qeybinayo kuraasta xildhibaanada Baarlamaanka sanadka 2016, iyadoo dalka la rajeynayo inay doorasho ka dhacdo. Qorshahan ah ayaa mid ay Puntland rajeyneyso inay kula wareegto talada dalka Soomaaliya, ayada si wanaagsan uga fakartay qaab ay xildhibaanno badan ku heli karto. Aragti siyaasadeedkan ayaa Puntland...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qarax xoogan oo lala eegtay Gaadiid isugu jiray nooca Dagaalka iyo kuwa raaxada ah. Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso oo lala eegtay Gaadiid kolonyo ah oo ay leedahay Hay’adda ICRC oo ay la socdeen Guddiga Caalamiga ah ee...
Waxaa shalay Garoowe ka dhacay oo lagu soo geba gebeeyay kulan socday una dhaxeeyay hoggaamiyaha Puntland Cabdi Weli Gaas iyo xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deeganadaas. Kulankaas oo ahaa cudud muujin ah ayaa ku soo idlaaday wax lala yaabo oo aan umada Soomaaliyeed ka filaynin iyo beesha caalamka taasi oo ah in ay Puntland ogolaatay in ay la...
Minneapolis (Caasimada Online) - Koox xildhibaanno ah oo ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, ayaa ku ceeboobay shir loogu magac daray “Legislative Summit”, oo ka dhacayey magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, kadib markii ay uga qeyb galeen si u eg “Yaa i wacday?”. Shirkan oo ay ka qeyb galayaan sharci dejiyayaasha adduunka, ayaa xildhibaannada iska tagay, ayada oo aaan lagu casuumin, balse ay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Caasimada Online ayaa heshay xog laga soo xigtay qaraabada Hoggaamiyihii hore ee Xisbul Islaam, oo sheegeysa a in Wasiirka Amniga Khaliif Erga uu ku howlan yahay sii deynta Xasan Dahir Aweys. Wararku waxa ay sheegayaan in Khaliif uu doonayo inuu damiinto Xasan Daahir, si dib loogu celiyo Xoriyadiisa, inkastoo hadda uu heysto Xoriyad dadban. Odayaasha Beesha Habar-Gidir ayaa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa sheegaya in Xildhibaan Shariif Xasan Sheikh Aadan uu wado Abaabul Dagaal oo ka dhan ah Maamulka Lixda Gobol ee kasoo horjeeda kan Seddexda Gobol oo uu Shariif taageero. Wararka waxa ay tibaaxayaan in Shariif Xassan oo xiriir dhow la leh Madaxweynaha iyo Wasiirka Gaashandhiga Dowlada Federaalka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Baraha  bulshada ay ku kulanto ee Online-ka sida Facebook iyo Twitter, ayaa lagu shaaciyey sawir cusub oo muujinaya sida qarannimada iyo karaamada Soomaaliya ay dhulka ugu dhacday. Sawirkan oo todobaadkaan laga soo qaaday Muqdisho wuxuu tilmaam foolxun ka bixinayaa halkeey taagan tahay madaxbanaanida iyo sharaftii Jamhuuriyadda Somalia. Ma rabo inaan ka faalooda laakiin waxaan kaliya ciwaan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Muuqaal la soo dhigay Barta YouTube ayaa waxa ka muuqday iyadoo ay Burcad-baddeed u muuqaal eg Soomaalida ay toogteen afar Kallumeysato u dhalataya Jesiiradad Fiji. Hadal ka soo baxay Boliska Fiji ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in baaritaan lagu sameeyo dilka Kalluumeysatadaasi. Waxay ka codsaday Boliska Caalamiga (INTERPOL) inay gacan ka geystaan sidii loo baari lahaa...
Garoowe (Caasimada Online) - Hoggaamiyaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii hoggaamiyaha Gal-Mudug Cabdi Xasan Cawaale ”Qaybdiid” ee ahaa ”Fad ama hafadin waa lagu fadsiin”. Gaas, ayaa sheegaya in hadalkaas uusan ahayn kaliya ahayn hanjabaad ka timid Qeybdiid, balse sidoo kale madaxda DF ay ku taageersanaayeen, maadama uu ka jeediyay heshiiskii lagu saxiiyay 11 qodob...
Guriceel (Caasimada Online) - Cabdi Nuure Siyaad "Cabdi Waal” oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii magaalada Muqdisho ayaa u baxsaday gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, ee uu dhalasho ahaan kazoo jeedo.. Wararka ayaa sheegay in Cabdi Waal uu gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, kaddib markii uu ka cararay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Cabdi waal ayaa la sheegay in magaalada...
Mudane Hassan Maxamud Calasow ma noqon madaxweyne la mahdiyey, shacabkuna kuma diirsan dowladnimada uu hogaanka u qabtay. Waxey dadku aad uga deyrinayaan dhaqankiisa dowladnimo xumo iyo hanaanka uu u marayo xilkasnimoxumida uu ku hogaaminayo dowladnimda Soomaaliyeed. Dalka Soomaaliyeed dowladnimadiisa waxaa u soo wada halgamey dhamaan aabayaashii Soomaaliyeed oo sida isdabajooga ahayd ula kulmayey shisheeyihii dulaanka ku ahaa dalka Soomaaliyeed, sidaas...
Kampala (Caasimada Online) - Wargeyska The Observer ee ka soo baxa caasimadda Uganda ee Kampala, ayaa qoray in ay qaar ka tirsan Ciiddanka Uganda ee Amisom ku jira lixdii bilood ee la soo dhaafay la siinin xuquuqda mushaarkooda. Askari kasta oo ka tirsan Ciiddanka UPDF ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM waxa uu bil kasta mushaar ahaan u qaataa lacag dhan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Sida uu qoray Wargeyska The New Vision ee ka soo baxa magaalladda Kampala, in ka badan 30 ka mid ah Saraakiil ka tirsan Ciiddanka Dowladad Federalka oo uu tababar uga socday dalka  Uganda ayaa dhigay dibadbax ay kaga cabanayeen Qabanqaabiyayaasha Tababarka siinayey. Saraakiishaasi oo Tababar dhinaca Sharuucda Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha ku qaadanaysay Hotelka loo dalxiis tago...
Muqdisho (Caasimada Online) - Xeer Illaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Dahir ayaa caddeyn ka bixiyey ku aadan falkii 15ka Agoosto lagu soo xiray Idaacadaha Shabeele iyo SKY FM iyo qaar ka mid ah shaqaalaha labadaas idaacadood, isagoo sheegay in si sharciga waafaqsan uu Xafiiska Xeer Illaaliyaha Guud ee Qaranka uu hay’adaha amniga u amray inay si deg-deg ah...
Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiyaha degmada Wadajir Axmed Cabdullaahi Afrax ayaa sheegay in degmadiisa ay ka billowdeyn howgal hubka sharci darrada looga aruurinaayo maleeshiyaad ka amar qaata Axmed Xasan Caddow oo dowladda u xiran. Wuxuu sheegay in degmada laga mamnuucay in wax hub ah lala dhexmaro marka laga reebo ciidamada nabad sugida iyo kuwa booliska ee degmada. Guddoomiyaha degmada Wadajir ayaa carabka ku...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa inta badan Xarumaha iyo Saldhigyada Dowlada Federaalka Somalia ka shaqeeya Shaqaale iyo Askar badan oo aan qaadan Xuquuqdii ay ku lahaayen DF. Waxaa jira Musuq baahsan oo ka dhashay koontorool la’aanta Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha DF oo aysan ku sameyn Xafiisyada Dowlada, iyadoona ay taasi dhashay in Wasiirada iyo Taliyayaasha ay Musuqaan Mushaaraadka yar oo ay qaadanayaan...

Xasan Sheekh iyo Imaaraadka: Natiijada labada fursadood ee Xasan uu bixiyay

Muqdisho (Caasimada Online) – Ku tiirsanaanta Villa Somalia ee nidaamka Abu Dhabi waa gaba-gabo, laakiin taliska madaxweyne Xasan Sheekh weli ma rabo inuu xaqiiqada...