Garoowe (Caasimada Online)-Madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markale weerar ku qaaday madaxda dowladda fedaraalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ay isku dayeen in ay car qaladeeyaan jiritaanka Puntland sidda uu hadalka u dhigay. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in tan iyo markii uu xafiiska qabtay billowgii sannadkan in maamulkiisa uu isku dayay in uu la shaqeeyo dowladda fedaraalka isla...
Muqdisho (Caasimada Online) - Caasimada Online ayaa heshay xog ku saabsan in xil cusub lagu qancinayo taliyihii  hore ee ciidamada booliiska Soomaaliya, General Cabdi Xakiin Saacid. Ilo wareedyo ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa inoo xaqiijiyay in Madaxweynaha uu wado qorsho uu ku doonayo inuu Safiir ugu magacaabo Saacid. Ilo wareedka ayaa waxa ay intaa kusii darayaan in Madaxweynaha uu...
Muqdisho (Caasimada Online) - Suleymaan Maxamed Ibraahim oo ka mid ah xildhibaanadii hore ee baarlamanka Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday qatar dad badan aysan ka war-hayn oo ay badda Soomaaliya kala kulmeyso dowladda Norway oo gacan saar la leh Kenya. Waxa uu sheegay in Norway ay baarlamanka Soomaaliya ku leedahay 68 xildhibaan oo haysta dhalashada waddankaasi, kuwaasi oo aan ka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in uu xil cusub u magacaabo agaasimihii hore ee Madaxtooyada Taabit Cabdi. Taabit Cabdi ayaa waxa uu qabaa Gabar ay dhashay Madaxweynaha Walaashiisa oo lagu magacaabo Nuurto Sheekh Maxamuud, waxa uuna Madaxweyne Xasan wadaa qorsho uu Taabit Cabdi ugu magacaabayo Qunsulka Dowlada Federaalka Somalia u fadhin doono...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa magaalada Muqdisho ka socda abaabul Banaanbax ka dhan ah Dowlada Federaalka Somalia. Banaanbaxyada ayaa la sheegayaa inay wadaan Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka iyo Siyaasiyiin iyagu kasoo horjeeda Xukuumada Madaxweyne Xassan Sheekh oo muddo yar ay uga harsan tahay Wakhtiga loogu talo galay. Banaanbaxyada ayaa waxaa la tilmaamayaa inuu salka ku haayo Dilalka Xildhibaanada, Arrimaha Badda Somalia...
Marka (Caasimada Online)-Maamulka gobalka Shabeellaha Hoose ayaa iclaamiyay dagaal ka dhan ah maamulka Shabeelle State oo xarun ka dhigtay magaalada Marka. Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca siyaasadda maamulka Shabeellaha Hoose, Cabdullaahi Muuse Abuukar oo la hadlay Idaacadda Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulkooda ay u digeen dhowr jeer maamulka Shabeelle State si ay u joojiyaan howllo carqalado ah oo ay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warar kala duwan oo aan ka heleyno Maamulada Jaamacadaha Muqdisho, ayaa sheegaya in Khilaaf uu ka dhex taagan yahay Maamulada Jaamacadaha Magaalada Muqdisho. Khilaafka ayaa waxa uu ka taagan yahay Jaamacadaha, gaar ahaan kuwa wadaaga magacyada oo iyagu isku eedeynaaya inay suuqa iska saarayaan. Inta badan Jaamacadaha is heysta ayaa waxa ay  wadaagan Magaca, iyadoona ay kawada siman...
Garoowe (Caasimada Online) - Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa shaley tagay xildhibaano ka kooban lix mudane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo la sheegay in ay hordhac u yihiin xildhibaanno kale oo ka soo jeeda deegannada Puntland kuwaasoo uu yeeray madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku dhawaaqay in maamulkiisa uu xiriirka u jaray dowladda fedaraalka. Xildhibaannada gaaray Garoowe...
Muqdisho (Caasimada Online) - War goor dhow soo gaaray Xafiiska shabakadani ayaa sheegaya in Qarax xoogan lala eegtay Haween Howlo nadaafadeed kawaday Xaafada Taleex ee Degmada Hodan. Wararku waxa ay sheegayaan in Haweenkaasi Miino loogu aasay Goob ay ka qaadayeen Shaqsinka, waxaana la soo sheegayaa in iminka halkaasi ay kusii qulqulayaan Saraakiisha Amaanka Degmada Hodan. Warar horu dhac ah ayaa sheegaya in...
Tan Wixii ka danbeeyay 1991-kii Dalka Somalia waxa uu soo maray marxalado kala duwan iyadoona dadka soomaaliyeed ay inta badan ay ukala caraeen dalalka deriska ah. Wagii dalka Somalia uu lahaa dowlada dadka laf labarta u ah dalka iyo dadka waxa ay lahaan jireen qadarin gooni ah waxa ayna bulshada iyo dowlada ay ku dhex lahaayeen maamuus. Fanaaniinta soomaalida waxa ay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidamo kawada tirsan Dowlada Federaalka Somalia ayaa waxa uu Caawa ka dhacay Xaafada Buul-xubey ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Dagaalka oo socday ku dhawaad Laba Saac ayaa waxa uu ka dambeeyay ka dib markii ay Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka gaar ahaan kuwa Nabadsugida ee loo yaqaan Alfgrup ay xoog ku...
London (Caasimada Online) - Kulan ballaaran oo lagu ayidayay Shirka Midnimada Beelaha Habargidir iyo Duduble iyo Maamul u samaynta Gobolada Dhexe ee Mudug iyo Galdaduud ayaa wuxuu ka dhacay Waqooyiga Magaalada London ee Dalka Britain. Kulankaan ayaa Jimcihii Xalay oo Bisha aheyd 01.08.2014 lagu qabtay Magaalada London, Xaafada Edmonton, waxaana Shirkaas lagu go'aamiyay in la taageero Shirweynaha Habargidir oo ka furmi...
Addis-Ababa (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa caawa ku sugan magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia, oo uu goor-dhow gaaray. Xasan ayaa gelinkii dambe ee maanta ka ambabaxay Muqdisho, waxaana uu kusii jeeda Mareykanka, halkaasi oo uu kaga qeyb galidoono, shir ay madaxda dowladda Mareykanka la yeelanayaan Madaxda Qaaradda Africa oo soconaya 4 ilaa 6 bishan. Waxaa Xasan Sheekh...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wax ka ogow Jagooyinka Muhiimka ah ee Sirdoonka Ethiopia ay ku Leeyahiin Xukuumada ay Madaxda ka yahiin Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra,iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Wasiirada kala ah Warfaafinta: Mustaf Cali Dhuxulow, Gaashaandhigga: Maxamed Sheekh Xasan, Ciyaaraha:Khaalid Cali Cumar, Maaliyada: Xuseen Cabdi Xalane, Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka: Faarax Sheekh Cabduqadir, dhamaan ragaas waa Xubno...
Garoowe (Caasimada Online) - Waxaa goor dhow Magaalada Garoowe, kasoo degay diyaarad ay saarnaayen  Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka Somalia oo kasoo jeeda Deegaanada Puntland. Xildhibaanadaani oo goor dhow ka soo ambabaxay Magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay soo gaaren Magaalada garoowe, si ay u fuliyaan hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne C/weli Gaas oo ahaa in Xildhibaanada Maamulka Puntland uga jiro Baarlamaanka Dowlada...
Dhuusamarreeb (Caasimada Online) - Wixii ka dambeeyay markii dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqday in laga heshiiyay maamul loo dhiso gobalada dhexe, waxaa soo badanaya mucaaradada uu la kulmaayo heshiiskaas. Sidda lagu sheegay goobta lagu saxiixay heshiiska maamul loogu sameenaayo gobalada dhexe oo ahayd Villa Somalia waxaa goobjoog ka ahaa Galmudug, Ahlu Sunna iyo Ximin iyo Xeeb, balse waxaa soo baxay jahwareer...
Muqdisho (Caasimada Online)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Sabti ah ka dhacay kulan ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmaudug iyo siyaasiyiin caan ah oo ka soo jeeda deegannada uu ka arrimiyo maamulkaas. Waxaa kulanka looga dhawaaqay in maamulka Galmudug uu qaadacay heshiiskii 30-kii bishii hore ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya kaasoo lagu sheegay in la sameenaayo maamul lagu mideenaayo...
Muqdisho (Caasimada Online)-Xilli maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho lagu aasay meydka marxuum Sheekh Aadan Madeer oo ka mid ahaa xildhibaannada baarlamaanka oo shaley lagu dilay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa billowday in wasiirka ammaanka lagala xisaabtamo dilalka lagu hayo xildhibaannada baarlamaanka. Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca ammaanka baarlamaanka Soomaaliya Daahir Amiin Jeesow oo ka qeybgalaayay aaska loo sameeyay marxuum Madeer ayaa sheegay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Kaddib markii maamulka Puntland uu ku dhawaaqay in uu xiriirka u jaray dowladda fedaraalka Soomaaliya,taasoo daba socotay heshiiskii ka dhacay Villa Somalia ee lagu dhisaayay maamul loo sameeyo gobalada dhexe, waxaa soo baxaya eedeemo loo jeedinaayo maamulka Punland. Cabdelle Boos Axmed waa mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, wuxuu sheegay in maamulka Puntland iyo madaxweynahooda ay caqabad ku...

Daawo: Jaamac oo xog ka bixiyay fadeexada Danab, “Rag waaweyn ayaa ku lug leh”

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay fadeexadda musuq-maasuq ee hareysay taliska ciidanka Danab. Wasiir...