30.9 C
Mogadishu
Monday, May 18, 2026

Maxkamadda Sare oo beenisay sheegashadii guddiga doorashooyinka ee K/Galbeed

Muqdisho (Caasimada Online) - Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo bayaan soo saartay ayaa sheegtay in weli aan loo soo gudbin natiijada doorashooyinka qof iyo codka ah ee ka dhacay Koonfur Galbeed, xilli guddiga...
WARARKA
XULKA

DF waa in ay sharraxaad ka dalbataa xushmad-darradii safiirka EU ee madaxweynaha

Muqdisho (Caasimada Online) – Go’aanka Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ay Xasan Sheekh Maxamuud ugu xustay qoraalkeeda iyadoo aan adeegsan cinwaankiisa...

Mareykanka oo Imaaraadka Carabta ku riixaya in ay qabsadaan Jasiiradda Lavan

Abu Dhabi (Caasimada Online) - Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ku dhiiragelinaya inay si weyn ugu lug...

Cirro oo guul wayn ka sheegay xuska 18-ka May ee Somaliland

Hargeysa (Caasimada Online) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Cirro) oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay sanad guurada 35-aad ee kasoo wareegatay aas...